Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Nuur Cade oo Siyaasiin Kula Kulmey Baydhabo
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 21 2007
Nuur Cade oo Siyaasiin Kula Kulmey Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 21 November 2007

Baydhabo,(insidesomalia.org) Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo loo badinayo in uu qabto jagada Wasiirka koowaad ee Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Baydhabo kulamo kala duwan kula yeeshay Siyaasiyiin, hogaamiyaal dhaqan iyo Xildhibaano Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah.

Mr. Nuur Cadde Dadka uu la kulmay waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Md: Sheekh Aadan Maxamd Nuur (Madoobe) Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere, Xildhibaano oo ay ka mid yihiin Muuse Suudi, Xuseen Caraale iyo Salaad Cali Jeelle.

Wararka ayaa sheegaya in Nuur Cadde dardar dhinaca Siyaasadda la yimid, isagoo ay barbar socdaan Siyaasiyiin uu ka mid yahay Duqa Magaalada Muqdisho.

Nuur Cadde oo laga yaabo inuu xitaa Siyaasadda Dibadda wax badan ka bedeli doona haddii uu ku guuleysto jagada Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Nuur cade ayaa dubadiiba sheegey in hadii loomagacaabo Wasiirka koowaad uu ku dhaqaaqi doono in uu isu soo dhaweeyo xiriirka aan wanaagsanayn ee ka dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya, Midowga Yurub iyo Jaamacadda Carabta.

Ra'iisul Wasaarihii lagu qasbay inuu jagada ka dego Cali Maxamed Geeddi waxaa uu ku fashilmay mudadii 3 sano ahey ee uu Xilka hayay in uu Wanaajiyo xiriirka ka dhaxeeya Carabta iyo Soomaaliya.

Dadka Soomaaliyed ayaa dhegta u taagaya Magacabista Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo qofka uu naqon doono.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >